Step 1- Join Affiliate Program 

Step 1 waxan kugu bari doonaa halka aad kaheli karto alaabtii aad suuqgeyn laheyd waayo blogging hadafka aan usameyneyno waa Inan lacag kasameyno anagoo kuxayeysiineyno alaabta ay shirkadaha kale leeyihiin si aan uhelno commission.